MAALGASHO MUSTAQBALKA
BEERAHA & XOOLAHA

Agrikaab waxay kuu sahlaysaa in aad maalgashato beeraha dedan (greenhouses) iyo xoolaha



Wax soo saarkeena

Waxaan soo saarnaa khudaar fresh ah iyo caano saafi ah

...

Khudaarta

Beeraheena waxaan ka soo saarnaa khudaarta aasaasiga ah sida yaanyada iwm.

...

Caanaha geela

Waxaan sidoo kale leenahay moorooyinka geela oo aan ka soo saarno caano geel oo saafi ah.

Beeraheena

Waxaan dhisnaa beeraha dedan (greenhouses) iyo moorooyinka geela kuwaasoo kordhiya wax soo saarka dalka, shaqana abuura. Beeraheena waad maalgashan kartaa.

...

Beeraha dedan (Greenhouses)

Waxaan dhisnaa beeraha casriga ah ee dedan (greenhouses) oo khudaarta lagu beero.

Faahfaahin Maalgasho

...

Moorada geela

Waxaan sidoo kale leenahay moorooyinka geela oo aan ka soo saarno caanaha geela.

Faahfaahin Maalgasho

Ka qeyb qaado

Waxaad maalgashan kartaa beeraheena ama waxaan kuu dhisi karnaa beer adiga gaar kuu ah

...

Maalgasho beeraheena

Meelkasta oo aad caalamka ka joogto waxaad maalgashi ku sameysan kartaa beeraheena, ka qeyb qaado wax soo saarka dalka iyo shaqo abuurka.

Faahfaahin Maalgasho

...

Beer aan kuu dhsino

Haddii aad haysato dhul banaan, waxaan kuu dhisi karnaa beer adiga gaar kuu ah ama mid aan shirko ku nahay oo aan anagu maamulno.

Faahfaahin Nala soo xiriir

Our impact

Creates jobs

Our local operation creates jobs for former nomads who work at our farms. They take care of the farms, buy and sell products.

Locally produced food

We are producing locally produced food which are distributed in the local market. We sell organic milk and vegetables at affordable prices.

Supports the local economy

Agriculture is over 75% of Somalia’s economy (GDP). We are bringing global investment to this vital industry for the local economy.

Our global investors

Recognition

...

In the news

...

2018 © Agrikaab Ltd (Formerly Ari.farm)